Other Somali Sports News

Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub

Waxaa soo gaaray magaaladda London, ee caasimadda Boqortooyadda Midowday (United Kingdom) ciyaartoy magac iyo maamuus ku lahaa isboortiga, kuwaas oo ahaa cayaar yahanadii gabdhahii hore ee kubadda kolayga Soomaaliyeed.
Read more >>>
Hablihii hore ee Kubadda Kolayga oo doortay hogaan cusub

Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Odayaasha iyo dhalinyarada deegaamada koofur galbeed ee LONDON iyagoo isku duuban waxay casho sharaf kulmisa soo dhaweyn iyo ambabixin u sameeyeen cayaartooygii degmada Boondheere, Gobolka Banaadir, Naadiga MUQDISHO iyo xulkii QARANKA ee casrigii dahabka kabtan CUMAR CALASOW RAAGE oo aan dhihi karo inuu ka mid ahaa 10kii cayaartooy ee ugu fiicnaa ciyaartoydii kubadda cagta dalkkeena soo maray. Xafladaas oo uu soo abaabulay cayaartooygii qaaliga ahaa AABALIISHA
Read more >>>
Bah weynta Isportiga south London oo soo dhaweyey Kabtan Cumar Calasoow

Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Waxaan qoraalo hore wax uga taabtay ama ku xusay sida Isboortigu uu uga qayb qaadan karo horumarka dal, dalkaasi ha ahaado mid horumaray (developed) ama ha ahaado mid u baahan horumar (underdeveloped). Waxaa qaybaha bulshadda dunida  oo idil ku midaysanyihiin aragtida ah in Isboortigu yahay aalad loo adeegsado horumarka shakhsi, deegaan, qaran, iyo mid caalami.  Waxaa sidoo kale Isboortigu dabiibi karaa ama dawo u noqon karaa dhibaatooyinka ama aafooyinka, colaadaha iyo isu soo dhoweynta bulshadda. Waxaan qoraalo taxana ah ku qaadaa dhigi doonaa qaybta Isboortiga kaga aadan horomarinta dalka, maxaa hortaagan? Sideena looga bixi karaa xaalada maanta. waxaa muhim ah in loo arko qoraalkan baal cilmiyeed ee aanu ahayn mid leh ujeedo ka duwan.  Waxaan soo dhoweynaynaa  fikradaha cidii ka dan leh cinwaankan.
Read more >>>
Isboortiga iyo Kaalintiisa Horumarinta Dalka Soomaaliya.

Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Waxaa ku geeriyooday magaaladan London maantana oo Jimca ah 26/07/2013 lagu aasay London Eebbe  naxariistii janno ha siiyee, "SAYID CALI CABDULLE BARRE "QALAAYE". Allaha u naxariisto.
Read more >>>
Sayid Cali Cabdulle Barre oo London ku geeriyooday

Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

In a bid to give the Somali people a full understanding of the roles and regulations of Somali National Olympic committee in terms of sports development and rehabilitation of the country’s destroyed facilities, the president of Somali Olympic committee Abdullehi Ahmed Tarabi, has on Monday issued a press statement which carries articles within the Constitution and Olympic charter declaring the regulations of NOC and the roles of our Ministry of Sports.

The Somali National Olympic committee presidential statement issued here in Mogadishu is as shown bellow.


Read more >>>
Somali NOC presidential statement outlines NOC’s roles in nationwide sport

Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London

Bahda Kubadda Kolayga London waxay habeenkii Sabti-Axad ee todobaadkan ku soo dhoweeyeen magaaladan London Deeqa Maxamed Siyaad oo booqasho gaaban ku timi London. Deeqa Maxamed oo ka mid ahaa ciyaartoydii Dugsiga Shibis, Xaafadda Shibis iyo Kooxda Kubadda Kolayga ee Naadiga Wakaaladda Ganacsiga Ummadda oo loo yiqiin (ENC).
Read more >>>
Deeqa Maxmed Siyaad oo la kulanta Bahda K.Kolaya London

Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London

Waxaaa habeenkii Jimce-Sabti lagu qabtay Ocean Resturant eek u yaala magaaladda London kulan aan hore mid la mid ah loo arag, markii bahda Isboorti la kulmeen lix ka mid ah xubnaha barlamaanka qaranka Soomaaliyeed oo haatan ku jira fasax. Tirada xildhibaanadda degan dalka ingiriiska oo soddon iyo dhawr lagu qiyaaso ayaa ku hawlan iney wax ka bedelaan dhaqamadii hore, kuna abuuraan dadka Soomaaliyeed kalsooni iyo dareen himilo. Xubnaha mudanayaasha xildhibaanada xilka dheeraadka ah gudaneyey xiligoodii fasaxa waxay ahaayeen:
Read more >>>
Lix Xildhibaan oo la kulmay bahda Isboortiga London

Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu Qabtay

MUQDISHO - Tartan ciyaareed xiiso leh oo ku saabsan ciyaarta Karate iyo Teakwondo oo maalmahan si xiiso leh uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka 1da Luulyo [ Ex-Lugino], iyadoo tartankan u soo agaasimay XSKT oo kaashanaya Ururka u dooda Xaquuqda Dhalinyarada ee SYAO.
Read more >>>
Tartan Ciyaaraha Karate iyo Teakwondo oo Muqdisho Lagu  Qabtay