Skip Repetitive Navigational Links

Friday, May 18, 2012

MAAMULKA CUSUB EE URURKA SSIFO

29 September 2008

Toddobaadyadii aynu ka soo gudubnay waxaa shirar isdabajoog ah ay uga socdeen magaalada London bahweynta kubadda koleyga ee ku midoobay ururka SSIFO ( Somali Sports &  International Friendship Organisation) Kaas oo kulankii sanadkaan ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnahii kale ee ururka oo ka kala yimid Maraykanka, Canada, Qatar, UAE iyo wadamo badan oo ka tirsan Europe.

Ujeedada shirarkaasi ayaa waxay ahayd kulan iyo ka hadal, sidii kobcinta iyo horumarinta kubbadda koleyga Soomaaliyeed looga qayb qaadan lahaa. Qaasatana sidii looga badbaadin lahaa falalka iyo dhaqamada xun xun Ubadka Soomaaliyeed ee qurbaha nagula nool.

Waxaa iyaduna halkaasi lagu lafo guray qaabka ugu wanaagsan oo ay u wada shaqayn karaan Bahda kubadda koleyga Qurbaha iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga iyo weliba kan Olymbikada.

Shirarkaasi ayaa gunaanadkii waxaa lagu doortay, hoggaanka maamulka Ururka SSIFO wedi lahaa mudada 2da sano ee soo socoto. Kaasi oo noqon doono mid guud ahaanba ay ku midaysan yihiin bahwaynta kubadda koleyga. Waxaana xubnihii la doortay ay kala ahaayeen sidan:

GUDDIGA FULINTA EE SSIFO ( Somali Sports & International Friendship Organization )

1

Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi dheere)

Guddoomiye

Canada

2

C/raxmaan Maxamud Gohad (shiino)

Guddoomiye Xigeen

UK

3

Xasan Maxamed Faarax (John )

Xoghaye

UK

4

Cabdulqaadir Xaaji Daahir (Shiikha)

Xoghaye

USA

5

Axmed Muuse Xuseen

Dhaqaalaha

Germany

6

Idiris Ibrahim Suleymaan

Dhaqaalaha

USA

7

Miski Cumar Hobar

Wakiilka Dumarka

UK

 



Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi dheere)

Cabdiraxmaan Maxamud Gohad (Shiino)

Xasan Maxamed Faarax (John)

Cabdulqaadir Xaaji Daahir (Shiikha)

Axmed Muuse Xuseen

Idiris Ibrahim Suleymaan

Miski Cumar Hobar

GUDDIGA DHEXE EE SSIFO

Cismaan Maxamed Xalane(Xarash)                     Xubin

Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis)                                   “

Cabdicasiis Maxamed Guuleed (C/Xalwo)

Abuukar Axmed Maxamed (A/Shiino)

Cabdi Nuur Jaamac (C/Dibutaati)

Ibraahim Jumcaale Cabdi (Buruko)

Daa'uud Axmed Dheere

Axmed Maxamed Saalax (A/Diinaash)

Maxamed Xaaji Cali

Xasan Maxamed (Xasan Garre)

Bashiir Maxamed Yuusuf

Maxamed Shiikh Muuse

Cumar C/qaadir Baarajab

C/llahi Xaaji Cilmi Ereg (Xaaji)

Suleymaan Maxamed Cali

Bashiir Cabdi Daahir

Axmed Daahir Axmed

Yuusuf Cumar xaaji (Y/Doolow)

Xaawo sheikh Axmed (X/Taako)

Luul Aadan Shiddo

Shukri Dhalbaas

Safiyo M. Gudaal (S/Neero)

Sidoo kale waxaa halkaasi lagu magacaabay guddiyo kala duwan iyo Wakiilo oo dhammaantoodba ka shaqayn doona horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed, kuwaasi oo kala ah:

WAKIILADA KUBADDA KOLEYGA SSIFO

Mohamed Faarax Qambi                      Canada

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)         USA

Abuukar Abanuur Wakiilka SSIFO ee Europe

Xaawo Maxamuud Cabdulle (X/Kiin)  Germany

Cabdullahi Cali Cumar                          Netherland

C/llahi Xaaji Cilmi Ereg (Xaaji)             Sweden

Maxamed Xaaji Ali                                 Wakiilka Carabta

Cumar Cabdulqaadir Baarajab            Dubai

Cabdullahi Xuseen Gedle(Afweyne)    Qatar

Mahad Faarax Xayir                              Australia

C/qaadir Cali yuusuf                              Yemen

Cali Maxamed Colaad (C/Baashi)       Sacuudi carabiya

Osmaan Maxamed Ga'al                       Italy

WAKIILKA SSIFO EE XIRIIRKA SOOMALIYEED EE K/KOLEYGA

Abdirahman Mohamud Gohad (Shino)

GUDDIGA ODOYAASHA SSIFO

Mohamed Farah Axmed

Aadan Hersi Jaan'goan (Adaamo)

Axmed Maxamed Cabdi (A/Carab)

Cabdulqaadir Isoo mareey

Cali Cismaan Cali

Abuukar Abanuur

Cabdi Cali Macallin

Cismaan Maxamed Xalane (Xarash)

Axmed Cabdi Daahir (A/shell)

Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis)

C/llahi Axmed Tarabi

Axmed Sheelaro

Warsame Ali Abdi

Mohamed Macallin

A/rahman Salah Matiite

Sacad Omar Geedi

Mohamed M. Tarax (Aarkey)

Mohamed Buuwe

Cumar Cismaan Waasuge (C/Ringo)

C/raxmaan Shiikh Muumin (R/Doob)

Xasan Muuse

Maxamuud Calasoow (gocoso)

Jaamac Guulwade

Abuukar Cali jimcaale

Dr. C/raxmaan Omar Maxamed (cunaaye)

Maxamuud Ismaaciil

Maxamed Cali Xaaji (Weerow)

Shaacir Shiikhoow

Cabdi Calasow Raage

C/llahi Hantulle

Shiine Madoobe

Maxamuud Cabdi Cawad(Gees)

Aadan Cabdi Maxamed (Qardhaas)

C/llahi xuseen Gedle (Afweyne)

C/raxmaan sheikh Maxamed Mahdi

Xasan Cabdi Kaynaan

C/ladhiif Maxamed Afdhuub

Fu'aad Shiikh Ibraahim (F/Fujuu)

Maxamed Mukhtaar sheikh

Xasan Maxamed (X.Geela)

Cali Faarax Siyaad

Maxamuud Cali Calasoow (Jaani dheere)

Xuseen Cilmi Cali (Otto dheere)

Bashiir C/llahi Cali (Bashiir Gurey)

Cabdi Maxamed Muuse

Isaaq Nuur Jileey

Maxamed Aadan Hersi

Cabdi Guure

Ciise Dheere

C/qaadir Khaliif Xersi (Biina)

Abukaato Daahir

Cabdi Cali Xaashi (Cabdi OK)

Aways Daahiye xaashi

GUDDIGA TARTAMADA & FARSAMADA SSIFO

Bashiir Cabdi Daahir Guddoomiye

Abuukar Abanuur Guiddoomiye Xigeen

Bashiir Maxamed Yuusuf (B/Fox) Xubin

Abuukar Axmed Maxamed (A/Siino) “

Axmed Muuse Xuseen “

GUDDIGA ISBOORTIGA HAWEENKA SSIFO

Miski Cumar Hobar Guddoomiye

Xaawo Sh. Axmed (X/Taako) Xubin

Luul Aadan Shiddo “

Shukri Dhalbaas

Safiyo M. gudaal (S/Neero)

Diib Cabdi Jaamac

Nuuno Cumar Waasuge

Bakiin Maaxi Macallin

Jamiilo Yuusuf

Layla Faarax Garaaad

Khadiijo Abdi Gacal (Naley)

Samsam Xaaji Geelle

Gani Xasan Nuur

Deeqo Cawil

Fartuun Axmed

Nimco Axmed (N/ Kenyati)

Xaawo Hiiraan

Xaawo Maxamuud Cabdulle

Astur Jaamac

Saynab A. Xamari

Sahro Abdi Dhuux

Sucaad Diiriye

Safiyo Axmed Maxamed

Caasho Khadar

Nadiifo Ibraahim iidoow

Saciido Abuukar Wariiri

Luul Cismaan Sabriye

Deeqo Maxamed Siyaad

Saciido C/qaadir Sanuura

Cibaado Cabdi Warsame

Hodan Muuse Galaal

Khadra Cali Saciid

 

 

GUDDIGA TABABARAYAASHA SSIFO

Cismaan Xuseen Xaaji (Shiis) Guddoomiye

Cabdi Nuur Jaamac (C/Dibutaati) Guiddoomiye Xigeen

Cismaan Cali Abanuur (Buruno) Guddoomiye Xigeen

Idiris Ibraahim Suleiman Xubin

Axmed Daahir Axmed “

Bashiir Maxamed Yuusuf (FOX)

Cumar C/qaadir Baarajab

Maxamed Shiikh Muuse

Abuukar Axmed Maxamed (A/Siino)

C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha)

Daa'uud Axmed Dheere

Cabdulle Xersi Cabdulle

Cumar Maxamed Cumar (C/Anyeelo)

Axmadey M. Abuukar (Axmadey B)

C/qani Cabdullahi Hilowle (C/Jeenyo)

Safiyo M. Gudaal (S/Neero)

Shukri Dhalbaas

C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)

Suleymaan Maxamed Cali

Faarax Jaamac Nuur (Oday)

C/qaadir Cabdi Garweyne

Axmed Cabdulle Xirsi (A/Bile)

Saciid Geeseey Gacal

Maxamed Shiikh Abdi (Wali)

Xirsi Faarax Xayir ( Germany )

Miski Cumar Hobar

C/qaadir Jaamac Muuse (Dhamme)

Axmed C/llahi Xasan (A/Tuke)

Siyad Daahir (Leister)

Naasir Sulayman Omar (saqbadhe)

Mustaf Gabdhoow

Cabdi Unguufo

Maxamuud Ciise Faarax

Saciid Axmed Cismaan (S/Dheere)

C/qaadir Muuse Axmed (Jaangoow)

Cabdulqaadir Cabdi (Sancada)

Fartuun Axmed ( Cali dheere)

Gani Xasan Nuur

C/llahi Xasan Dhaqaale

Yaasiin Maaxi Macallin

Rashiid Doob

Xaawo Hiiraan

Nimco Maxamed Axmed (N/Kenyaati)

Cali Abuukar ( Cali Gureey)

Cabdirisaaq Direey

Mahad Cabdi Maxamuud (M.Bilik)

C/llahi Cilmi (C/llahi Wardhiigley)

Bashiir C/llahi Cali (Bashiir Gurey)

Nuuraddiin Cali Saciid

C/casiis Loow

Cali Yuusuf

Muriidi Yaaweli (Muriidi dheere)

Bashiir Macallin Cilmi

Liibaan Daahir Yuusuf

C/qaadir Daahir Axmed

Maxamed Cismaan Isaaq

Baashi Boglaawe

Asad Xaashi Faarax

Maxamede C/llahi Axmed (Catoosh)

Cusmaan Uuseey

Ing. Jabriil Axmed

C/rashiid Doob

C/risaaq Ugaas

Guuleed Aadan Hersi

Cumar Cadde

Hassan Muuse

Hassan Shafal

C/qaadir (Faasaco)

Cabdull (Bukaaso)

C/rahmaan Xussein Qambi

C/qaadir Maxamuud Afrax (Abdull)

Raage Maariyaa

Cabdullahi Aaboow

Yuusuf Muuse Xuseen

GUDDIGA GARSOORAYAASHA SSIFO

Cismaan Maxamud Xalane Guddoomiyaha Teknikada Garsoorayaasha

Axmed Maxamed Saalax (A/Diinaash) Guddoomiye Xigeen

Ilyaas Ismaaciil Xubin

Maxamed C/llahi (Carabeeto) “

Maxamed Xaaji Cali

Maxamed Aadan Jeelle

Maxamed Cabdullaahi Cali (M Yare)

Maxamed Mukhtaar Sheikh

Samatar Axmed

Ismaaciil Dheere

Sharmaarke Axmed ( UK )

Cali Nuur Bullaale

WAKIILADA SSIFO EE DIASPORA

Cabdullahi Cilmi Ereg (Xaaji) Guddoomiye

Maxamuud Ciise Faarax Xubin

C/jabaar Maxamed Iimaan Xubin

Faarax jaamac Nuur Xubin

Axmed Xirsi Cabdulle Xubin

MAAMULKA MEDIA-HA URURKA SSIFO

Maxamuud Cali Calasow (Jaani dheere) Guddoomiye

Maxamed Shiikh Abdi (Wali) Guddoomiye Xigeen

Xasan Maxamed Faarax (John) Xubin

C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) Xubin

Daa'uud Axmed Dheere Xubin

Maxamed Mukhtar Sheikh Xubin

Sacad Cumar Geedi Xubin

GUDDIYADA & HAWLAHA AY QABAN DOONAAN

Guddiga dhexe:

•  La xisaabtanka guddiga fulinta xubnihiisa labadii sanoba mar.

•  Xubnaha guddiga fulinta waa la badali karaa si doorasho ah. Labadii sanoba mar ayaa doorashada la qabanayaa. Xubnaha guddiga fulintana waa isa soo sharaxi karaan mar kale hadday doonaan.

•  La socoshada iyo talo siinta xubnaha guddiga fulinta.

Wakiilka SSIFO ee xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga:

•  La xiriirida, Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga, isla markaana uu si toos ah ula shaqeeyo xiriirka.

Guddiga Odayaasha SSIFO

•  Inay talooyinkooda ugu deeqaan ururka SSIFO oo u arka, inay yihiin halgamayaal u soo halgamay Isboortiga Soomaaliyeed, kaalintooda iyo taladoodana ay tahay lama huraan.

Guddiga Tartamada iyo farsamada SSIFO

•  Inay la socdaan oo ay goobjoog ka ahaadaan cayaaraha K/koleyga SSIFO ay qabanqaabiso.

•  Inay dajiyaan shuruucdii lagu maamuli lahaa tartamada, iyaga oo waliba la shaqaynaya guddiga garsoorayaasha.

Guddiga Isboortiga Haweenka SSIFO

•  In ay ka shaqeeyaan xiriirinta iyo isku keenida gabdhihii hore iyo abuurida hablo da'yar oo ka qayb qaata cayaaraha iyo tartamada SSIFO ay qabanqaabiso.

•  In wakiilka Dumarka ay mas'uul uga tahay intooda kale, la socodka dhaqdhaqaaqa Ururka ayna gaarsiiso xaalada meeshay marayso.

•  In ay gudiga u soo gudbiso, wixii horumar ah ay Dumarku sameeyaan iyo baahidooda, si ayagana axwaashooda loola socdo.

Guddiga Tababarayaasha

•  In ay abuuraan kooxo kubadda Koleyga oo da'dooda ka bilaabato 7 Jir ilaa 20 jir.

•  In la raadiyo caruurta Soomaaliyeed ee farsamadooda sarreyso Talantiga ah , si looga qayb galiyo tartamada caalamiga ah.

•  In macluumaadka cayaartooyda ay ururiyaan, una gudbiyaan guddoomiyaha, tababarayaasha ama xoghaynta Ururka si ay u fududaato helitaanka ciyaartooyga xulka qaranka loo raadinayo inuu matalo.

Guddiga Garsoorayaasha

•  Inay la wareegaan hoggaanka garsoorka xilliyada ay socdaan tartamada cayaaraha SSIFO, iyaga oo si toos ah ula shaqaynaya guddiga farsamada.

WAKIILADA KUBADDA KOLEYGA EE SSIFO

•  Inay la socdaan dhaqdhaqaaqyada isboortiga kubadda koleyga ee ka socda meelaha ay mas'uulka ka yihiin, Amaba ay abaabulaan tartamo ciyaareed oo SSIFO ay maamusho.

•  Inay raadiyaan ciyaartooyda matali kara qaranka Soomaaliyeed ee ku nool meelaha ay joogaan , warbixin toos ah u soo diraan xoghaynta ururka SSIFO

WAKIILADA SSIFO EE DIASPORA

•  In ay soo diyaariyaan barnaamijyada kubadda Koleyga ee Ururka SSIFO kaga aadan qurbaha.

•  In ay si toos ah ula xiriiraan xoghaynta ururka iyo guddoomiyaha tababarayaasha.

MEDIAHA URURKA SSIFO

•  Inay baahiyaan waxqabadka ururka SSIFO iyo barnaamijyada Ururka.

•  Inay diyaariyaan barnaamijyo wacyi gelin bulsho siiba dhalinyarada.

SIYAASADDA URURKA SSIFO

Siyaasadda ururka SSIFO waxay tahay in aanan cidna waxna loogu dhimin, oo ururku uu noqdo mid loogu adeegayo, waxna loogu qabanayo dhallaanka Soomaaliyeed ee dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba ku nool.

Waxaa kale oo ay siyaasadda ururka SSIFO tahay in lala shaqeeyo cid kasta oo Soomaaliyeed oo ka shaqaynaysa horumarinta kubadda koleyga iyo in la soo saaro Jiil Soomaaliyeed oo magaca qaranka soomaaliyeed meel sare gaarsiiya.

Waxaa ururka ka reeban, in uu gacan siiyo wax kasta oo u muuqan kara inuu kala dilayo ama iska horkeenayo isboortiga Soomaaliyeed.

Fiiro Gaar ah: waxaa suuro gal ahayn, inaan qoraalkaan ku soo koobno gabi ahaan ama la xiriirno bahdii kubadda koleyga ee ku kala firirsan dunida daafaheeda. Waxaana ururka xubin ka ah dhamaan wixii shalay iyo maanta qayb ka qaatay cayaarista kubadda kolayga, waayo waxa loo furay ururka waa bahdii kubadda kolayga.

Sidaasi darteed qof kastaa oo ka mid ahaa bahdii kubadda koleyga ama shaqsi kastaa oo danaynaya inuu gacan ka gaysto horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed oo ay ku bahoobeen ururka SSIFO. Waxaan diyaar ula nahay in aan ku soo dhaweyno si gacmo furan.

Anigoo ku hadlayo magaca maamulka iyo dhamaan ka soo qaybgalayaasha kulankii SSIFO 2008 LONDON waxaan u mahad celineynaa qaban qaabiyayaashii sanadkan yar iyo wayn, wiilal iyo gabdho caamo iyo ciroolo sidii diiraneyd ee hagarla'aanta iyo kalgacaltooyada lahayd ee naloogu soo dhaweeyey wadanka UK.

Guddoomiyaha ururka SSIFO

Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi dheere)

N.B: Wixii faah fahin dheeri ah fadlan kala xiriir shabakada ururka ama ka riix halkan SSIFO.COM .

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football