Skip Repetitive Navigational Links

Friday, May 18, 2012

GUDIGA OLOMBIGADA SOOMAALIYEED OO WALAAC KA MUUJIYAY WARARKII KA SOO YEERAY FAARAX WEHLIYE CADOOW SENDIKO

31 March 2008

Waxaa shalay magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta Gudiga Olombigada Soomaaliyeed ee Hotel Jidah lagu qabtay shir saxaafadeed looga soo horjeeday warkii ka soo yeeray mudane Faarax Wehliye Cadoow Sendiko.

Waxaa shir kaas jaraa’id qabtay kuxigeenka gudoomiyaha Olombigada ahna gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga mudane Aadan Xaaji Yabaroow Wiish waxaana shirkas jaraa id goob joog ka ahaa madax fara badan oo ka kala socday xiriirada kala duwan.

Warsaxaafadeed ay soo saareen GOS

Brofosoor Cadoow, Roonbe, Wiish iyo Awees Orafayo

Gudoomiyaha Sheetaranjiga Wataac

Madaxda xiriirada isugu yimid halkaas ayaa ay ka mid ahaayeen sida kan kubadda cagta oo ey ka socdeen Cali Saciid Gaabshe iyo Salaad Gaab kan Sheetaranjiga waxaa ka socday Wataac oo ah gudoomiyaha sheetaranjiga, xiriirka kubadda gacanta waxaa ka socday Eenoow oo ah gudoomiyaha xiriirkaas kan cayaaraha fudud waxaa ka socday Faarax Cali Macalin, fooliga waxaa ka socday brofasoor Cadoow iyo rag kale oo farabadan waxaana halkaasi ay ka soo saareen madaxda hada ee xiriiradaas warsaxaafadeed jawaab celin u ah warkii ka soo yeeray Faarax Sendiko.

Qoraalka ayaa u qornaa sida tan:

Mahad Axmed Tagoow
Kubadda.com - Xafiiska Muqdisho
Email:
mahad@kubadda.com
Tel 002521-5589345

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football