Skip Repetitive Navigational Links

Friday, September 10, 2010

URURKA TODAY OO SOO SAARAY ISKUAADKII SOMALI WEEK TORONTO

16 June 2008

Tartanka cayaaraha Somali Week Toronto 2008 ayaa xalay la soo saaray, kaas oo qori tuurkii tartankan sanadkaan ay ka soo qeybgaleen 12 kooxood oo loo kala qeybiyay 4 qeybood (4 Groups).

Qeyb waliba waxaa ku loolami doona 3 kooxood iyadoo labada ugu dhibco sareeysa ay u soo gudbi doonaan wareega labaad. Ciyaarta kowaad ee furitaanka waxaa xoogooda isku tijaabin doonaa kooxda Halgan oo ka socata UK iyo Somali United oo tartankii Somali Week 2007 ka gashay kaalinta 2aad kana mid ah kooxaha looga cabsi qabo iney hantaan koobka sanadkaan.

Ciyaarta labaad ayaa Tababare Faris iyo kooxdiisa Banadir ay madaxa la gali doonaa kooxda Washington DC oo ay hogaaminayaan Guddoomiye Khaliif Riiko iyo Tababare Saciid Xaaji.

Isku aadka qaybaha ama Groups-ka ayaa loo sameeyay sidan:

GROUP A

GROUP B

GROUP C

GROUP D

Somali Unite

Banadir

Iftn

North Stars

Halgan UK

Washington DC

London Stars

Minnesota

Juniors

Wamo

Albion

Edmonton

Diyaariye: Daa'uud A Dheere
Kubadda.com
Toronto Ontario - Canada

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football