Skip Repetitive Navigational Links

Friday, May 16, 2008

ISKUAADKA KOOBKA DADYOOWGA AFRIKA OO BISHAAN GUDAHEEDA LAGU QABANAYO DALKA GHANA

09 January 2008

Qaar ka mid ah cayaaryahanada reer Africa ee ka cayaara koobabka Europe, ayaa cadeeyay in sanadkaani uu aad uga adag yahay sanadihii la soo dhaafay, koobka African Cup of Nations oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Accra ee dalka Ghana, bishu markay tahay 20-ka Janaayo 2008.

Cayaaryahanka reer Senegal El Hadji Diouf, oo weligeed, dalkiisu aynan ku guulaysan koobka African Cup of Nations ayaa saadaalinaya in ay sanadkaan ku rajawayn yihiin in ay ka keenaan guulo la taaban karo.

El Hadji Diouf, mar uu la hadlayay BBC-da, ayuu u sheegay in farxad kaga wayn aysan jirin, in uu ku badiyo sanadkaan koobka lagu qabanayo Ghana . Inkasta uu yiri sanadkan aad ayuu uga adag yahay marka taariikhda dib loo raaco sanadihii la soo dhaafay. Maxaa yeelay waxaa ka soo qayb galaya wadamo aad u adag, oo wato cayaaryahano heer caalami ah oo aad u cayaar fiican. “hadii aan u cayaarno sidii aan u cayaarnay usoo bixitaanka tartankaan bilowgiisii, waxaan qabaa in aan fursad (chance) fiican leenahay” ayuu yiri Diouf.

El Hadji Diouf

Wuxuu kaloo cadeeyay in hadii la bedeli karo la bedelo xiliga ama bilaha la cayaaro koobka Africa Cup of Nations, maxaa yeelay ayuu yiri waxay ku tahay caqabad cayaaryahanada ka cayaara wadamada reer Europe, sida aniga Didier drogba, Samuel Eto's iyo kuwo kale oo fara badan oo aan halkaan magacyadooda ku soo koobi karin.

Waxaan soo jeedinaynaa kuligeen, jeclaan-na lahayn mustaqbalka, in laga dhigo qabashada tartankaan bisha June, hadii taasi dhacdona wax dhib ah kalama kulanayn wadamada aan ka dheelno.

Asagoo u hadlayay si qiiro ka muuqato ayuu u raaciyay wariyihii ka socday BBC-da “waxaad ogaataan in aan ahay nin u dhashay reer Afrika, kuna farxsan. Wadankayguna uu igala wayn yahay kooxaha aan u dheelno. Kooxuhuna waa in ay ogaadaan waxa aan ka maqnaanayno in ay tahay oo qura HAL bil, waana in ay noo rajeeyaan in aan guul la soo hoyano, anagana intaan ka maqan nahay ayaga waxaan u rajaynaynaa sidoo kale”.

ISKUAADKA IYO WADAMADU SIDAY ISKU ARKAYAAN:

Group A

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

20/01/2008

Ghana

Vs

Guinea

Accra

21/01/2008

Namibia

Vs

Morocco

Accra

24/01/2008

Guinea

Vs

Morocco

Accra

24/01/2008

Ghana

Vs

Namibia

Accra

28/01/2008

Ghana

Vs

Morocco

Accra

28/01/2008

Guinea

Vs

Namibia

Sekondi

Group B

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

21/01/2008

Nigeria

Vs

Ivory Coast

Sekondi

21/01/2008

Mali

Vs

Benin

Sekondi

25/01/2008

Ivory Coast

Vs

Benin

Sekondi

25/01/2008

Nigeria

Vs

Mali

Sekondi

29/01/2008

Nigeria

Vs

Benin

Sekondi

29/01/2008

Ivory Coast

Vs

Mali

Accra

Group C

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

22/01/2008

Egypt

Vs

Cameroon

Kumasi

22/01/2008

Sudan

Vs

Zambia

Kumasi

26/01/2008

Cameroon

Vs

Zambia

Kumasi

26/01/2008

Egypt

Vs

Sudan

Kumasi

30/01/2008

Egypt

Vs

Zambia

Kumasi

30/01/2008

Cameroon

Vs

Sudan

Tamale

Group D

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

23/01/2008

Tunisia

Vs

Senegal

Tamale

23/01/2008

South Africa

Vs

Angola

Tamale

27/01/2008

Senegal

Vs

Angola

Tamale

27/01/2008

Tunisia

Vs

South Africa

Tamale

31/01/2008

Tunisia

Vs

Angola

Tamale

31/01/2008

Senegal

Vs

South Africa

Kumasi

QUARTER FINALS

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

03/02/2008

1. Group A winners

Vs

Group B runners-up

Accra

03/02/2008

2. Group B winners

Vs

Group A runners-up

Sekondi

04/02/2008

3. Group C winners

Vs

Group D runners-up

Kumasi

04/02/2008

4. Group D winners

Vs

Group C runners-up

Tamale

SEMI FINALS

Taariikhda

Kooxda

-

Kooxda

Garoonka

07/02/2008

Winners quarter-final 1

Vs

Winners quarter-final 4

Accra

07/02/2008

Winners quarter-final 2

Vs

Winners quarter-final 3

Kumasi


09/02/2008

Third place play-off

FINAL

10/02/2008

 

Vs

 

 

 

Waxaa soo diyaariyay: M. Sheikh (weli)
Kubadda.com – Xarunta weyn ee London

 

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football