Skip Repetitive Navigational Links

Friday, September 10, 2010

TARTANKII KUBADDA KOLAYGA CARUURTA DA’DA YAR EE KA SOCDAY TORONTO OO WAREEGII KOOWAAD DHAMAAD YAHAY

29 February 2008

Taarikhdu markay aheyd 27-kii bishii Janaayo 2008 ayaa waxaa ka bilowday magaaloda Toronto ee Canada , tartan kubadda kolayga ah oo loogu tala galay cayaartoyda da'doodu tahay 16jir iyo wixii ka hooseeyo. Tartankaan oo ay maal geliyeen ururka Ogaden Community ee loo soo gaabiyo OSCAO (Ogaden Somali Community Association of Ontario) Ayaa waxaa soo Abaa bulay Cabdi Samad oo ahaa mid ka mid ah cayaaryahanadii kubadda cagta kooxdii Minashiibiyo.

Kooxda Weston

Kooxaha ka soo qayb galay tartankan ayaa kala ahaa:

1. Lawrence Heith, Weston, Fall Staff iyo Woodbine.

Caruurta ka kala socoto kooxaha aan kor ku soo xusnay oo ka badnaa kontameeyo ayaa u kala baxa da' kala duwan. Koox kastana waxay wadatay ilaa iyo saddex team oo kala da' ah. Waxaana loo kala saaray si ay isu arkaan:

A. Kuwa da'doodu tahay 16 iyo 15 jir

B. Kuwa da'doodu tahay 14 iyo 13 jir

C. Kuwa da'doodu tahay 12 iyo 10 jir

Hadaba si aan u soo gaabino ayaan si shax ah ku muujin doonaa, anoo hubo in uu qof walba fahmi doono, weliba micnaynay xarfaha la soo gaabiyay iyo waxa ay u taagan yihiin shaxda hoosteeda.

Game 1

Date

Teams

Age Group

Jan 27th/ 08

Falstaff   Vs Woodbine

21           16

C

Feb 3rd /08

Lawrence  Vs   Weston

Forfeit     Winner         

C

Feb 10th/08

Lawrence Vs  Woodbine

24 (Forfeit) 13 (Winner)

C

Feb 17th/08

Weston Vs  Falstaff

18 14

C

Feb 24th/08

Falstaff   Vs  Lawrence

10 14 (Forfeit)

C

March 2/08

Woodbine Vs  Weston

C

Game 2

Date

Teams

Age Group

Jan 27th/ 08

Falstaff Vs  Woodbine

45        33

A

Feb 3rd /08

Falstaff l   Vs  Woodbine

16         13

B

Feb 10th/08

Weston Vs  Falstaff

34         30

A

Feb 17th/08

Weston Vs  Falstaff

22 36

B

Feb 24th/08

Falstaff Vs  Lawrence

28 18

A

March 2/08

Falstaff Vs  Lawrence

B

Game 3

Date

Teams

Age Group

Jan 27th/ 08

Lawrence  Vs  Weston

Forfeit      Winner        

A

Feb 3rd /08

Lawrence  Vs  Weston

33 (Forfeit) 7 (Winner)

B

Feb 10th/08

Woodbine Vs  Lawrence

20 (Winner) 52 (Forfeit)

A

Feb 17th/08

Woodbine Vs  Lawrence

27 (Winner) 29 (Forfeit)

B

Feb 24th/08

Woodbine Vs  Weston

18 38

A

March 2/08

Woodbine Vs  Weston

B

Forfeit: Kooxda aan u soo xaadirin cayaarta waqtigii jadwalku ahaa in la cayaaro ama la shir timid cayaaryahano ka baxsan Da'da loo qondeeyay cayaarta oo sidaas daraadeed looga qaaday dhibcihii.

Table-ka Kooxaha Dhamaan

Teams U16-A

Games Played

GL

GW

Weston

3

0

3

Falstaff

3

1

2

Woodbn

3

2

1

Lawrence Hts

3

3

0


Teams U14- B

Games Played

GL

GW

Falstaff

2

0

2

Weston

2

1

1

Woodbn

2

1

1

Lawrence Hts

2

2

0


Teams U12-C

Games Played

GL

GW

Weston

2

0

2

Falstaff

3

1

2

Woodbn

2

1

1

Lawrence Hts

3

3

0

GP: Games Played GL: Games Lost GW: Games Won U: Under

A: U16 : Kuwa da'doodu tahay 16 iyo 15 jir

B: U14 : Kuwa da'doodu tahay 14 iyo 13 jir

C: U12 : Kuwa da'doodu tahay 12 iyo 10 jir

Waxaa ka haray saddex cayaar wareega koowaad, oo ay dhawaan wada cayaari doonaan kooxaha:

Woodbine Vs Weston Group-ka C

Falstaff Vs Lawrence Group-ka B

Woodbine Vs Weston   Group-ka B

Hadaba saddexdaas cayaar kadib. Kooxaha qaybahooda ku soo dhameeyay qaybta koowaad waxay ka hor imaan doonaan kooxaha ku soo baxay qaybta Afaraad.

Kooxaha qaybahooda ku soo dhameeyay qaybta Labaad waxay ka hor imaan doonaan kooxaha ku soo baxay qaybta Seddaxaad. Waxaana cayaarahaasi ay dhici doonaan maalinta Axada oo ay bishu tahay 09-ka Maarso 2008 iyo Axadeeda kale oo ay bishu tahay 16-ka Maarso 2008.

Intaas kadib Labada koox ee kaalinta koowaad kusoo kala baxo (A, B, & C) waxay wada cayaari doonaan cayaar Final ah (Championship games). Waxaana iyadana cayaartaas la qaban doonaa haduu Eebe idmo, maalinta Axada oo ay bishu tahay 23-ka Maarso 2008

Daa'uud A. Dheere
Xafiiska kubadda.com
Toronto Ontario - Canada

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football