Sawirada xafladda oo badan ka daawo halkaan
5 February 2008
Furitaankii Xafladda Digeeye iyo Shiino Gohaad
Marti sharafta Xaflada
Marti sharafta Xaflada ka soo qayb gashay
Sheikh Maxamed Xuseyn Hirsi (Maylac)
|
|
Shiino Gohaad iyo Weeroow
|
Madaxda ururka SSIFO
Maxamed Cali X. (Weeroow)
|
|
Mohamed Ismaaciil
|
Jaani Dheere
Shukri Dhalbaas
Macloow, Yaasiin Bulsho iyo Shiino Gohaad
Koobabka loogu tala galay Tartanka
Axmed Muuse oo siiyay koobkii wiilasha kaalinta koowaad kooxda SOMUK London team
Mohamed Ismail oo koobka gabdhaha kaalinta koowaad siiyay kooxda Horn of Africa
Macalinka Qaranka kubadda Cagta Soomaaliyeed Daahir Boodaaye oo siiyay Tafatiraha website ka Kubadda.com Mohamed Sheikh, koob
Cabdiraxmaan Saalax Matiite oo siiyay koobkii macalimadii ugu fiicneed Safiyo Neero
Adan Hirsi Adamo oo koobkii Hooyadii Kubadda Kolayga siiyay Shukri Dhal Baas
Ahmed Nuur oo koob gudoonsiiyay wiilka ugu wayn reerka uu ka tagay Cabdulkadir Yaxye

Mohamed Cabdulqadir oo u mahad celiyay dadka
xaflada Aabihiis lagu xusayo abaabulay
Muusikiistihii caanka ahaa Macloow, Saqbadha iyo Mohamed Yare
Safiyo Neero iyo Aadan Hirsi (Adamo) iyo Shukri Dhal Baas
Labada koox iyo Ilmihii marxuunka Cabdulqadir Yaxye