Skip Repetitive Navigational Links

Monday, February 06, 2012

XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYEED OO DIYAAR GAROOW UGU JIRA CAYAARIHII BARIGA IYO BARTAMAHA AFRIKA IYO CACAFA

12 August 2008

Waxaa dhawaan magaalada muqdisho tababar ka bilaabay xulka qaranka kubadda cagta soomaaliyeed taba barkaasi oo ey iskugu jiro dhalinyaro da,doodu ka hooseeso 20 sano iyo kuwa senior-ka ah ayadoo ey isku diyaarinayaan koobabka Bariga iyo Bartamaha Afrika  iyo koob ka kale ee CACAFA.

Waxaana lagu wadaa in ey ka kala dhacaan dalalka Kenya iyo Ugandha. Xulka ayaa waxa uu tababar subax iyo galab ah ku sameeyaa  Barxada Iskool Boliisiyo, waxaana macalimiin u ah macalin Cabdi Geele Faarax (macalin geele ) iyo C/l laahi Siyaad Maxamed iyo Xasan Faarax Maxamed.

Macalin Geele iyo Cabdullaahi Siyaad

Xulka Qaranka Soomaaliyeed yar yar iyo waa weyn oo isku jira

Cayaartoyda loo soo xulay Qaranka ayaa ka kala timid kooxaha heerarka kala duwan ee dalka hada ka dhisan iyo dhowr cayaar yahan oo ay qaateen kooxo reer Jabuuti ah. Waxayna magac yadoodu iyo kooxaha ey u cayaaraan kala yihiin qaabkan:

MAGACA

BOOSKA

KOOXDA

C/ qaadir sheikh cismaan bakiya  

Goolhaye

Elman  xulka waaweyn   

Yaasiin Cali Cigaal                           

Difaac

Elman  xulka waaweyn   

Badri Macalin Axmed                     

Difaac

Elman xulka yar yarka & waawayn

 Daahir Axmed Muqtaar                    

Difaac

Elman xulka yar yarka

Maxamed Abuukar Xasan ( jeeg ) 

Dhexda

Elman xulka yar yarka

Xasan Cali Cumar  (babaay)        

Difaac

Elman  xulka waaweyn   

C/l laahi dheere Xasan  (dani)             

Dhexda

Elman xulka yar yarka

Nuur Deeq C/ kariin Muxudiin                

Dhexda

Daalo xulka yar yarka & waawayn

Xamza Xaaji Cabdi                                  

Difaac

Daalo  xulka waaweyn   

Cismaan Yuusuf Cismaan  (ayarta)       

Weerar

Daalo xulka yar yarka & waawayn

Maxamed Xaashi Dhuufan                       

Dhexda

Daalo xulka yar yarka

Siid Maxamed Cumar                              

Weerar

Daalo xulka yar yarka & waawayn

Saciid Bootaale                                      

Goolhaye

Daalo xulka yar yarka

Anwar Saadaad Ibraahin                          

Difaac

Daalo xulka yar yarka & waawayn

Maxamed Abuukar Xasan                        

Weerar

Daalo xulka yar yarka

C/qaadir Maxamed Xaaji                         

Dhexda

Daalo xulka yar yarka

Wardi Maxamed Kaahin                          

Dhexda

Daalo xulka yar yarka

Qaalid Cali Mursal                                   

Goolhaye

F.C Banaadir   xulka waaweyn   

Sheikh Nuur  Cismaan

Weerar

F.C Banaadir   xulka yar yarka

C/fitaax Cabdi Cismaan  (carab) 

Weerar

F.C Banaadir   xulka yar yarka

Jabriil Xasan Maxamed 

Dhexda

F.C Banaadir   xulka yar yarka

 Mustaf Maxamed Bashiir 

Dhexda

F.C Banaadir   xulka yar yarka

Maxamed Cabdi Nuur (sharkey)               

Weerar

Al shacab  xulka waaweyn   

C/casiis Maxamed Cali (hoomi)              

Weerar

Shilton/Jabuuti  xulka waaweyn   

Bile Buraale                                            

Dhexda

Dekadaha xulka yar yarka

Wacdi Qaasin Qasan (shabelow)              

Weerar

Dekadaha xulka yar yarka

Maxamed C/laahi Maxamed (yarisow)   

Weerar

F.C Banaadir   xulka yar yarka

Maxamed Cali Cabdi (jon xaraye )            

Weerar

F.C Banaadir   xulka yar yarka

Cali Muriidi   (aacali)                             

Weerar

Dahabshiil   xulka yar yarka

Maxamed Cali Axmed (shiino )

Dhexda

Super Sheel  xulka yar yarka

C/ waaxid Maxamed Cumar                    

Weerar

Shilton/Jabuuti  xulka yar yarka

Akhristayaasheena qaaliga ahoow, waxaan jecelnahay in aan dib idinkala soo socod siino haduu Eebe idmo, wixii ku soo kordho haday noqon lahayd in cayaar yahano kale lagu soo daro ama laga dhimo liiska aan kor ku soo xusnay.

Mahad Axmed Tagoow
Kubadda.com - Xafiiska Muqdisho
Email: mahad@kubadda.com

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football