TARTANKII KUBADDA KOLAYGA CARUURTA DA’DA YAR EE KA SOCDAY TORONTO OO LA SOO GABA GABEEYAY
01 April 2008
Cayaartoyda oo dhan
kaalinta Koowaad kooxda Fallstaff da'da ka yar 12 jir ka
kaalinta 2aad kooxda Weston da'da ka yar 12 jir ka
kaalinta Koowaad kooxda Fallstaff da'da ka yar 14 jir ka
kaalinta 2aad kooxda Woodbine da'da ka yar 14 jir ka
kaalinta Koowaad kooxda Weston da'da ka yar 16 jir ka
kaalinta 2aad kooxda Fallstaff da'da ka yar 16 jir ka
Cayaartoygii ugu fiicnaa da'da ka yar 12ka sano Fowzi
Cayaartoygii ugu fiicnaa da'da ka yar 14ka sano Ilyaas
Cayaartoygii ugu fiicnaa da'da ka yar 16 ka sano Abdirashid
Kooxdii ugu Edebta fiicneed oo la siiyay Woodbine
Shahaado sharaf la siiyay macalinka kooxda Weston iyo Garsoore Axmadey B.
Maxamed Farax, Axmadeey B., Mp Ms Laura Albanese, Daaʼuud iyo macalin Cabdi dheere
Back to article >>>