Skip Repetitive Navigational Links

Monday, May 12, 2008

Football

Koobka Ramadaanka ee ka socda Toronto

Written by: Daa’uud dheere; 27 September 2007

Wadanka Canada, magaaladiisa Toronto ayaa waxaa ka bilowday tartan kubadda cagta ah bishaan 15-keedii kaasoo sanadkasta bishaan oo kale la qabto, magaciisuna yahay koobka ramadanka oo sanadkaan si qaas ah loogu magac daray Allaha u naxariistee Aabihii Sportiga Soomaaliyeed Baaba Nuur Xuseen.

Ciyaarahaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyeen Ururka lagu magacaabo Today. Kaasoo ka kooban ciyaartooydii hore ee ka cuslaatay kubaddaha qaasatan kuwa cagta, iyagoo ay wehliyaan ciyaartooydii hore ee Kubadda Kolayga.

Tartankaan ayaa lagu qabtay garoonka lagu magacaabo Socer Center, oo ah garoon aad u qurux badan.

Kooxaha ka soo qayb galayna waxay dhamaayeen ilaa iyo 9-aal koxood, kuwaas oo kala ahaa Iftin, Albion, Waamo, Ciyalka xaafada, Maanta computer, Somali united, North star, Daljirka iyo Qodxaaley.

Kooxaha ayaa loo kala qaybiyay laba qaybood oo kala ah group A iyo group B. Habeenkii furitaanka ayaa waxay ku bilowdeen si dar dar leh, oo aad moodo in ay isku awood sheegteen.



DATE TIME MATCH
SAT. Sept.15,2007 10:30 PM Som. United 8-3 Daljirka
10:30 PM Manta Computers 5-2 North Stars
11:30 PM C. Xaafadda 5-2 Albion
11:30 PM Iftn 4-1 Wamo
SAT. Sept.22,2007 10:30 PM Waamo 2-3 Ciyaalka Xaafadda
10:30 PM Albion 0-6 Iftin
11:30 PM Qodxalay 0-2 N.Stars
11:30 PM Somali united 2-0 Maanta Computer
SAT. Sept.29,2007 10:30 PM Maanta Computer V Qodxaley
10:30 PM Daljirka V N Stars
11:30 PM Ciyalka Xaafadda V Iftin
11:30 PM Albion V Waamo
SAT. Oct.6,2007 11:30 PM Qodxaaley V Somali United
11:00 PM Daljirka V Manta Computer
SAT. Oct.13,2007 11:00 PM Qodxaaley V Deljirka
SAT. Oct.13,2007 11:00 PM N.Stars V Somali United
SEMI-FINALS
SAT. Oct.20,2007 11:00 PM A1 V B2
11:00 PM B1 V A2
FINAL
SAT. Oct.27,2007 11:00 PM


Tartankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa u soo daawasho tago dadwayne aad u tiro badan inkasta uu Indoor football yahay, (garoon dadan lagu ciyaarayo) hadana waxaad moodaa in bacdal Afur, taageerayaasha ama dadwaynaha degen magaalada ay u baahan yihiin meel ay afurka isaga saaraan, oo ay waqtiga ku soo gaabsadaan.

Maamulayaasha tartanka Today team ayaa aad ula dhacsan qaabka wanaagsan ee uu tartanku ku socdo, waxayna ii sheegeen in ay damacsan yihiin qorshe ahaan in la soo gaba-gabeeyo tartanka, bisha Ramadaan dhamaadkeeda ama 27-ka October haduu Alle idmo.



OTHER HEADLINES

09.05.08MAAMULKA KOOXDA BARCELONA OO SHEEGAY IN AY ERYEEN MACALINKA KOOXDA RIJKAARD
05.05.08KOOBKII MARXUUM ABATIYOOW OO SI HABSAMI LEH U SOCDO
04.05.08KOOXDA KENYA EE DA’DA KA YAR 20 JIRADA OO RIGOORAYAAL UGA BADIYAY KOOXDA SOOMAALIYA
02.05.08KOOB LOOGU MAGAC DARAY MARXUUN ABTIYOOW OO DEGMADA SHANGAANI KA FURMAY
18.04.08JAALIYAD SOOMAALIYEED OO AAS AASTAY KOOX KUBADDA KOLAYGA AH
18.04.08DUGSI BARASHADA KUBADDA KOLAYGA AH OO LAGA FURAY MAGAALADA LEICETER
15.04.08KOOB LAGU MAAMUUSAY 12KA APRIIL OO KA DHACAY XAAFADDA SHANGAANI
31.03.08XAFLAD SAGOOTIN AH OO UU U SAMEEYAY MADAXWAYNAHA DALKA JABUUTI DHALINYARADII QURBO JOOGTA AHAYD EE CAYAARAHA U TAGAY DALKA JABUUTI
28.03.08KULANO CAYAARO SAAXIBTINIMO OO DHEX MARAY DHALINYARADA REER JABUUTI IYO KUWA QURBO JOOGTA AH OO MARTIQAAD KA HELAY DOWLADDA JABUUTI
26.03.08KOOXDA REAL MADRID OO HOGAANKA U HAYSA XAGA DHAQAALAHA DHAMAAN KOOXAHA REER EUROPE
26.03.08KOOXDA INTER MILAN OO LAGA YAABO IN UU MACALIN U NOQDO JOSE MOURINHO SANADKA SOO SOCDO
24.03.08LIISKA SHAQSIYAADKII MADOWGA AHAA, EE KUBADDA CAGTA UGU FIICNAA EE SOOMARAY BRITISHKA OO LA SOO SHAAC BIXIYAY
20.03.08XULKA QARANKA 20 & 17 JIRADA AH OO LA MAGACAABAY
18.03.08GOBOLKA SH/DHEXE OO KU SOO BAXAY SAFKA HORE WAREEGII KOOWAAD EE ZONE 3-AAD CAYAARAHA GOBOLADA
17.03.08TARTANKII CAYAARAHA GOBOLADA OO SI HABSAMI LEH U SOCDO
15.03.08TARTANKA CAYAARAHA GOBOLADA OO ALBAABADA SHALAY LOOGA FURAY ZONE-KA 3-AAD
14.03.08QORITUURKII MAANTA: ARSENAL IYO LIVERPOOL MAXAA KALA HAYSTA?
09.03.08KOOXDA DEKADAHA OO KU GUULAYSATAY MUNAASABADA KOOBKII MARXUUN ELMAN EE GAROONKA KOONIS STADIUM
07.03.08KOOXDA ELMAN IYO DEKADAHA OO U ISUGU SOO HARAY CAYAARTII FINALKA
06.03.08KOOB LAGU XUSAYO MARXUUM ELMEN OO MAANTA KA FURMAY MUQDISHO
24.02.08TOTTENHAM OO 2 – 1 UGA BADISAY CHELSEA CARLING CUP FINAL
24.02.08KULAN DHEX MARAY KOOXAHA DEKEDAHA IYO ELMAN
20.02.08KOOXDA M. B. C. OO NOQOTAY HORIYAALKA CAYAARTA FUTSALKA 2008
12.02.08KOOBKII DIB U HESHIISIINTA OO SEMI FINAL SOO GAARAY
10.02.08MASAR OO KU GUULAYSATAY MARKII LIXAAD KOOBKA QARAMADA AFRIKA
09.02.08MASAR IYO CAMEROON MAXAA KALA HAYSTA CAYAARTA FINALKA BERITO
07.02.08KOOBKII DIB U HESHIINTA KA SOCDAY XAMAR JAJAB 00 AY CAYAARIHII SII KULU LAANAYAAN
07.02.08IS ARAGYADII QYBTA LABAAD (SIDEEDDII UGU DAMBEYSAY)
02.02.08KOOBKA DIB U HESHIISIINTA SOOMAALIYA
02.02.08GOOS GOOSKII CAYAARAHA AFRIKA IYO KOOXIHII U SOO GUDBAY WAREEGA SIDDEEDA KOOX
31.01.08FABIO CAPELLO OO XULASHADIISII KA TEGAY DEVID BECKHAM
28.01.08NAAMIIBIYADII SHANTA GOOL MAROOKO KA DHALISAY OO AY REER GHANA DIRQI UGA BAXSADEEN
28.01.08TAARIIKHDA LAACIBKII HILOWLE GAAB EE NAADIGII WAGAD
24.01.08NATIIJOOYINKII CAYAARAHA KOOBKA DADYOWGA AFRIKA OO GOOS GOOS AH
21.01.08KOOXDA GHANA OO GUUL FARXAD LEH KU BILOOWDAY KOOBKA DADYOOWGA AFRIKA EE KA FURMAY GURIGOODA SHALAY
21.01.08XAFLAD LOOGU MAGACDARAY ISDHEX GALKA CAYAARYAHANADA NAADIGA ELMAN & CAYAARTOOYDII HORE
14.01.08WAFDI KA SOCDO XIRIIRKA SOOMAALIYEED EE KUBADDA CAGTA OO U SOCDAALAY DALKA GHANA
13.01.08KOOXDA TIGERS OO KU GUULAYSATAY KOOBKII XILIGA QABOOBAHA EE GOBALKA MINNESOTA
09.01.08ISKUAADKA KOOBKA DADYOOWGA AFRIKA OO BISHAAN GUDAHEEDA LAGU QABANAYO DALKA GHANA
06.01.08TAARIIKHDA MACALINKII NAADIGA BATROOLKA (MACALIN CUMAR)
05.01.08DARIISHADA CAYAARTOOY KALA GADASHADA REER EUROPE OO FURANTAY BILOWGII BISHAAN
30.12.07WARAYSIGII AXMADEEY HILOOWLE
27.12.07WAREYSI KABTANKA XULKA KUBADDA CAGTA QARANKA SOOMAALIYEED
23.12.07SUDAN OO MAR LABAAD KU GUULAYSATAY KOOBKII BARIGA IYO BARTAMAHA AFRIKA
21.12.07QORITUURKII SAAKAY IYO SIDII AY ISKUGU SOO AADEEN 16 KOOX EE U SOO HARAY CHAMPIONS LEAGUE-GA
21.12.07MACALINKA & MILKIILAYAASHA NAADIGA LIVERPOOL OO HESHIIYEY
15.12.07WARAYSI MURIIDI ABANUUR ABATI
15.12.07CIYAARTII SHALAY DHEX MARTAY KENYA IYO SOOMAALIYA
14.12.07MACALIN-NIMADA XULKA KUBADDA CAGTA INGRIISKA OO LOO MAGACAABAY FABIO CAPELLO’S
13.12.07KOOXAHA TANZANIA IYO BURUNDI OO DHIB LA’AAN UGU SOO GUDBAY SIDDEEDA KOOXOOD EE ISKUGU SOO HARAY KOOBKA CECAFA
11.12.07XULKA KUBADDA CAGTA QARANKA SOOMAALIYA OO GUULDARO KU BILAABAY CIYAARIHII KOOBKA BARIGA IYO BARTAMAHA AFRICA
11.12.07CEDAR STARS WAY TAGI VIA ROMA WAY HARI
06.12.07GUDDI METALA DHAMAAN CIYAARTOOYDII HORE EE KUBADDA CAGTA, EE KU SUGAN MUQDISHO OO SHALAY LAGU DHAWAAQAY
04.12.07KOOBKII NABADDA EE LAGU QABTAY GOBOLKA HIIRAAN
03.12.07ISKU AADKA EURO 2008 OO AAN FARXAD GELIN ITALY & FRANCE
29.11.07WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW
28.11.07TABABARAYAAL SOOMAALIYEED OO KA QAYB GALAY KOORIS AY SOO DIYAARISAY FIFA
26.11.07CIYAARTOOY KALE, OO LAGA CODSADAY IN UU KU BIIRO QARANKA SOOMAALIYEED
26.11.07ISKU AADKA KOOBKA ADDUUNKA 2010
24.11.07MAAMULKA FIFA OO ANSIXIYAY POSTER-KA CUSUB EE KOOBKA ADDUUNKA 2010
23.11.07XULKA SOOMAALIYA OO ISKU DIYAARINAYO KOOBKA BARIGA IYO BARTAMAHA AFRICA
20.11.07TARTANKII RAMADAANKA KUBADDA CAGTA GOBOLKA MINNESOTA, USA OO LA SOO GABA GABEEYAY
17.11.07HORIYAALKA 24AAD EE WIILASHA & GABDHAHA K/KOLEYGA SOOMAALIYEED OO SHALAY FURMAY
16.11.07CIYAARTII MAANTA XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOOMAALIYA OO 1 – 0 LOOGU AWOOD SHEEGTAY
15.11.07Macalinka xulka Qaranka Soomaaliyeed oo tababarkii u diyaargarowga kulanka Jabuuti soo Af jaray
12.11.07TAAGEERE KOOXDA LAZIO, OO KU DHINTAY XABAD MADAXA KAGA DHACDAY
12.11.07XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA OO SHALAY U AMBABAXAY DALKA JABUUTI
10.11.07RUUD GULLIT OO LOO MAGACAABAY MACALINKA KOOXDA LA GALAXY
08.11.07KOOXDA MANCHAESTER UNITED & ARSENAL OO U GUDBAY WAREEGA LABBAAD
06.11.07REJADA KOOXDA LIVERPOOL EE IS REEB REEBKA KUBADDA CAGTA EUFA CHAMPIONS LEAGUE OO LIIDATO
22.10.07TARTANKII KUBADDA CAGTA CANADA OO LA SOO GABA-GABEEYAY
18.10.07MAALINTA SABOOLNIMADA ADDUUNKA
17.10.07CIYAARTOOYDA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED OO LA MAGACAABEY
15.10.07Tartankii Ramadaanka Toronto, oo soo gaaray Final
13.10.07Tartanka Horumarinta ciyaaraha Degmada Dherkeynley
11.10.07Cumar Axmed oo loo qaatay qaranka dalka Sweden
30.09.07Gabdhaha Germany oo ku guulaystay koobka Aduunka
30.09.07Xiddigga cusub ee kubadda cagta
23.09.07Chelsea iyo Avram Grant oo guuldaro ku waaberiistay
23.09.07Avram Grant, oo la wareegay macalin-nimada kooxda Chelsea
19.09.07

WAXAA LAYSLA DHEX MARAYAA IN JOSE MOURINHO KA TAGAY CHELSEA

19.09.07

IS REEB REEBKA KUBADDA CAGTA EUFA CHAMPIONS LEAGUE & EUFA CUP, OO SI DAR DAR LEH KU BILOWDAY

Basketball:

- Latest form the NBA

- Russia beats Spain 60-59 to win European Basketball Championship
read more...

- Eurobasket

- FIBA Africa

Football:

- UEFA

- BBC Sport

- Barclays Premier League

- Italian Football

- Spanish Football

- German Football