TACSI

WAR NAXDIN LEH OO NAGA SOO GAARAY WASAARADDA ARIMAHA DIBADDA

Mr. Abdirashid Mohamed Ibrahim

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!

It is with great sadness that we announce the sudden death of our brother and colleague, Mr. Abdirashid Mohamed Ibrahim, who passed away in Addis Ababa on the 3rd of November, 2012. Mr. Ibrahim was IGAD's Mediation Unit Coordinator.

The Executive Secretary of IGAD and the entire IGAD Staff send their deepest condolences to the family and friends of Mr. Abdirashid and pray that the Almighty God rest his soul in eternal peace and give his family strength during this difficult time.

Management: Kubadda.com

Fadlan lifaaqa hoose riix si aad u aqrisato iyadoo af Somali ah warqada Tacsida oo aan ka helnay wasaaradda Arimaha dibada:

RIIX HALKAN



INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Anigoo ah tifatiraha shabakadda kubadda.com Maxamed Sheikh Abdi (weli) iyo xaaskayga Shukri Yuusuf Afrax iyo walaasheed Faiza Yusuf Afrax, iyo dhamaan maamulka, madaxda iyo members-ka ururka SSIFO meelkasta ay joogaan, waxaan halkan anagoo aad uga xun uga tacsiyaynaynaa tababaraha xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha) oo walaashiis marxuumad Faaduma Xaaji Daahir ay subaxnimadii saaka oo ay taariikhdu ahayd 06/09/2009, saacadduna ahayd 9:00 AM ku geeriyootay dalkaasi Ethiopia.

Sidoo kale waxaa ay tacsi taasi la mid ah u dirayaan caruurteeda oo kala ah: Xaawo Tooxoow Jimcaale iyo caruurteeda , Canab Maxamed Ibraahim iyo caruurteeda iyo Maryan Maxamed Ibraahim iyo caruurteeda kuwaasi oo kala jooga Europe iyo Ethiopia.

Waxaa iyaguna tacsidaasi loo dirayaa marxuumadda walaalaheeda oo kala ah: Yuusuf Xaaji Daahir, Khadiijo Xaaji Daahir, Xaawo Xaaji Daahir, Aamino Xaaji Daahir iyo Sahro Xaaji Daahir.

Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa in marxuumadda Jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo saaxiibadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan naga wada siiyo.


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaa galabtii Khamiista oo taariikhdu ahayd 04/06/2009, ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho Xaaji Cabdulle Macallin Abuukar (Cabdulle MAW) oo ku soo hawl jiray, hawlaha Isboortiga qaran muddo aad u dheer.

Xaaji Cabdulle oo qayb weyn ka soo qaatay horumarinta Isboortiga gobolka Jubada Hoose gaar ahaan Magaalada Kismaayo xaafada FAR JANO. 

Xaaji cabdulle oo ka tirsanaan jirey guddiga maamula ciyaartoyda gobolka Jubada Hoose oo ka mid ahayd gobolada ugu guulaha badan, wuxuu markii dambe ku soo wareegay kooxda Dekeda ama Badda ee Muqdishio halkaas oo uu xilal kala duwan u soo qabtay qaranka Soomaaliyeed.

Xaaji Cabdulle oo ahaa shakhsi ku caan baxay dabci wanaag, cadaalad, deeqsi nimo, wadaninimo.

Dhamaan bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed ee ku kala baahsan aduunka , dhamaan bahda Isboortiga UK, Canada, USA, Sucuudigga, Imaaradka, Yaman, Kenya, Ethiopia, Australia iyo New Zealand wexey tacsi u dirayaan dhamaan Ehelka iyo asxaabta marxuumak, wexeyna dembi dhaaf, naxariis iyo Janadii Firdoesa uga baryayaan ILAAHA naxariista badan. Aamiin, Aamiin Aamiin.

Waxaa ayagoo aad uga xun Tacsi gudanaya asxaabtii uu marxuunka la soo shaqayn jiray iyo kuwii ay isku naadiga ka soo wada jeedeen oo aan la soo koobi Karin oo ay ka mid yihiin:

1. Cabdulqaadir Ibraahim Gacal ABKOW
2. Cabdulqaadir Bootaan Isomarey
3. Cabdiraxmaan Maxamed Sheikh Mahdi
4. Warsame Cali Cabdi
5. Nuuradiin Cali Saciid
6. Cabdirashiid Axmed BALASTIKO
7. Mahad Maxamuud Cabdi BILIG
8. Maxamuud Muuse SHIIMAD
9. Cabdulqadir Xaaji Daahir SHIIKHA
10. Cabdullahi Sheikh Axmed GABALLE
11. Idiris Ibrahim SULEIMAAN
12. CIRRO oo jooga Hargeisa
13. Yasiin Maaxi Macalin
14. Guleed Aadan Xersi
15. Maxamed Sheikh Cabdi WELI
16. Xasan SHAFAL
17. Axmed Qanyare
18. OTTO DHEERE
19. Siciid Juula
20. Nadiifo Ibrahim Iidow 
21. Astur
22. Xaawo Kiin Axmed Cabdulle
23. Cabdi M. Ciye CABDI DHEERE
24. Cabdiraxmaan M. GUHAD
25. Axmed Muuse Xuseen
26. Cabdulle Xirsi Cabdulle
27. Aadan Cabdi Maxamed QARDHAAS
28. Cali GUREY 
29. Cabdulqaadir BIIN
30. Xasan Faarax JOHN
31. C/qaadir Maxamed Farax BIRIQ
32. Cabdurahmaan Maxamuud GUHAAD
33. Cabdulqaadir GARWEYNE
34. Axmed Xirsi Cabdulle A. BILE
35. Cabdixakiim Maxamed Siciid
36. Cabdullahi Abshir Cali 
37. Liibaan Daahir Yuusuf 
38. Khaliif Maxamed Cabdi
39. Cabdalle WADANI
40. Abuukar Dheere
41. Mahad Xerow 
42. Axmed Guure 
43. Dr. C/rahman Cunaaye
44. garsoore Cabdulaahi xaaji food
45. garsoore Maxamed Abuukar
46. garsoore Abshir Muxyidiin 
47. garsoore Cali Hindi 
48. garsoore Cadaani.
49. garsoore Cabduqaadir dheere
50. garsoore Sakariye Macalin
51. garsoore Muudeey.
52. garsoore Cabdi cabdule Baasaale.
53. garsoore Saacid Abukar.
54. garsoore maxamed fiidow
55. ciyaartoy Batuulo Qaasin, 
56. ciyaartoy Geediyo, 
57. ciyaartoy Hodan 
58. ciyaartoy Suweys 
59. ciyaartoy Faayareey,
60. ciyaartoy Aamow,
61. ciyaartoy Faay Aweys ,
62. ciyaartoy Faadumo C/raxmaan.
63. Maxamed Ismaaciil
64. Siciid Ceyrow
65. Zakariya BALIILE